Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo digniin culus siiyey shacabka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Corona Virus/ Covid-19 oo soo laba kacleeyay. Ra’iisul Wasaare Rooble oo farriin u diray Shacabka Soomaaliyeed ayaa yiri” Farriinteydu waxa ay ku socotaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. Waxaan idinka codsanayaa in aad taxaddar muujisaan oo … Continue reading Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo digniin culus siiyey shacabka